Deeq A. Posted May 19, 2020 Iyadoo ay soo dhowdahay munaasabadda maalmaha Ciidul-Fidriga ayaa waxaa suuqyada magaalada caasimadda ah ee Muqdisho laga dareemayaa mashquul aad u xoog badan. Meelasha sida daran saxmada looga dareemayo waxaa ka mid ah suuqyada dharka iyo goobaha lagu iiboyo waxyaabaha Mac-macaanka ah Dadka ayaa safaf dhaa-dheer ugu jira goobaha lagu sameeyo Xalwada iyo Buskudka oo si aad ah loo isticaamo maalmaha Ciida. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/warka-safa-ciida.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites