Somalina Posted September 28, 2010 Twenty two-year-old sports reporter Sowda is a refugee from the war in Somalia, and lives in Mayfair, Johannesburg, having fled her country after threats from extremists who believe women should not be journalists. She shares her concerns about the possibility of renewed xenophobia attacks after the World Cup. Video Allah ummadeena u gargaar! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 28, 2010 Aamiin, aamiin. Ummadeena dhib iyo masiibo weyn ayaa heysato, walaahi. From Koonfur Afrika to to Malta to Giriig. Waa la wada rafaadsanyahay. Haba sheegin kuwa kasii daran xirooyink qaxootiga Dhadhaab ee NFD, Yeman, Ugaanda iyo Itoobiya ku jiro. Kuwaas xaalkooda lamaba sheegi karo. Qof ayaa hore u yiri Soomaali cidna uma maqna, ceelna uma qodna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 1, 2010 Gudiga Xuquuqul Insaanka Barlamanka oo ka hadlay dhibatada Qaxootiga Somalida. September 30, 2010 Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudiga Xuquuqul Insaanka barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay iin wadama ay ku barakaceen dadka Soomaaliyeed dhibaatooyinka kala duwan loogu gaysanayo taasi uu ku sababeeyeen dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ah gudoomiyaha gudiga Xuquuqul Insaanka barlamanka KMG ee Soomaaliya, ayaa waxa uu ka hadlay dadka jooga dalka dibadiisa ee uu tilmaamay in dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin jirdil , handadaad joogto ah iyo waliba in xabsiyada wadama Caalamka qaarkood lagu iloobay. Xildhibaan Cawada Axmed Cashara waxaa kale ee uu sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed 100%85 ay ku jiraan xabsiyada wadamada Caalamka isagoo 81-wadan oo ka mid ah wadamada Caalmaka in Qaxootiga Soomaalida lagu dhibaateeyo, waxaana uu tibaaxay in ay ka mid yihiin, wadanka Suudan ee uu tilmamay in Qaxooti farabadan ay ku jiraa dalkaasi waxaana uu carabka ku adkeeyay in wax laga qabto amniga islamarkaana la iska ilaabo nin jecleysiga iyo Qabyaaladda si dadkaasi Soomaaliyed ee lagu dhibaataynayo wadamada Shisheeye ay ugu samato baxaan dhibatooyinkasi. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ah gudoomiyaha gudiga Xuquuqul Insaanka barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay muuqato ina aysan Soomaaliya gacanta dadkeeda aysan ku jirin, isgoo tibaaxay in gacmaha kula jiraan dad shisheeye ee uu sheegay in uu dalka ka dagi la’yahay, waxaana uu ugu baaqay Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed in uu si deg deg ah u soo magacaabo Ra’iisul wasaare soo dhisa Xukuumad tayo leh oo waxa ka qabta marxaladaha adag ee dalka ka jira. Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa marba marka kale si xowli ah ugu ambabaxaya gudaha Muqdisho iyo gobolada dadka Soomaaliyeed haba ugu badnaateee dhalinyarada, kuwaasi oo aadaya wadama shisheeye oo umuuqanaysa in dadkii horey ugu tagay dalka Soomaaliya ay dhibaatooyinka kala duwan ay ku heystaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted October 2, 2010 "the last airbender" is endorsed by Quote Share this post Link to post Share on other sites