Deeq A. Posted May 18, 2020 (SLT-Garoowe)-Xubno ka tirsan golaha wasiirrada maamulka Puntland ayaa laga helay xanuunka dunida ku sii fidaya ee Coronavirus. Qaar ka mid ah mas’uuliyiintan ay ku jiraan goobaha lagu xanaanaynayo dadka xanuunku soo ritay, halka kuwo kale oo uu si fudud uu u qabtayna ay guryohooda isku baxnaaninayaan muddo 14 maalmood ah. Waraysi khadka teleefonka lagula yeeshay wasiir ku xigeenka warfaafinta Puntland Cabdisalaam Xaaji Siciid Faarax, oo isaga laftiisa ka mid ah mas’uuliyiinta laga helay xanuunka COVID-19, Halkan hoose ka DAAWO waraysiga Source Share this post Link to post Share on other sites