Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo dhaliil u jeediyey dowladda dhexe iyo beesha caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhaliilay dowladda federaaka iyo beesha caalamka in aysan maamulkiisa ka gacan siinin dhinaca amniga.

Deni ayaa sheegay in Puntland lagu yahay weerar, islamarkaana aysan jirin cid ka taageerta ka hortagida falalka liddiga ku ah nabad-gelyada.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday weerarkii shalay ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo, wuxuuna tilmaamay in dadkii ka dambeeyey ay la kulmi doonaan ciqaab adag.

Hakaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/de.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this