Deeq A. Posted May 17, 2020 Shabakadda warbaahinta shabelle oo kaashaneyso qaar ka mid ah culimada Soomaaliyed ayaa maanta markale caruur agoon ah u qeybisay dharka Ciida. Caruurta la Ciidsiiyey ayaa tiradoodu waxa ay gaareysaa illaa 100, kuwaas oo ka soo jeeda qoysas dan-yar ah. Halkaan hoose ka dhageysi warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/WARKA-SAFA-CIIDSIINTA-agoonta-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites