Sign in to follow this  
Deeq A.

Idaacadda Shabelle oo markale ciidsiisay 100 caruur ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Shabakadda warbaahinta shabelle oo kaashaneyso qaar ka mid ah culimada Soomaaliyed ayaa maanta markale caruur agoon ah u qeybisay dharka Ciida.

Caruurta la Ciidsiiyey ayaa tiradoodu waxa ay gaareysaa illaa 100, kuwaas oo ka soo jeeda qoysas dan-yar ah.

Halkaan hoose ka dhageysi warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/WARKA-SAFA-CIIDSIINTA-agoonta-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this