Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaqaalaha Somaliland oo la fasaxay iyo sababta ka dambeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

War kooban oo ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu shaaciyey in laga bilaabo 18/5/2020 illaa 19 bishaan la fasaxay dhammaan shaqaalaha maamulkaasi.

Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in sababta loo fasaxay shaqaalaha ay tahay maalinta 18 May oo ku beegan sanad-guuradii 29-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqay inay ka ga’ay Soomaaliya inteeda kale, gaar ahaan sanadkii 1991-dii

Sanadkan ayaa Somaliland waxaan ka jirin munaasabado loogu dabaal-degayo xuska 18-ka May, sababo la xiriira cudurka COVID-19.

Halkaan hoose ka akhriso:-

Soomaaliland

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this