Sign in to follow this  
Deeq A.

Saameynta Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Magaalada Badhan + SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Badhan)-Roob dabaylo watay oo fiidnimadii caawa ka da’ay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa saameyn ku yeeshay masaajiddo, goobo ganacsi iyo xaafadaha qaar.

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee roobkani, dabaylaha watay ka dhashay, waxaan idin kula wadaagi doona wararkayaga danbe.

FB_IMG_1589653202483.jpg?resize=696%2C52Sawirka mid ka mida guryaha iu Jiingada ka qaaday/xuquuqda sawirka warbaahinta magaalada Badhan FB_IMG_1589653199355.jpg?resize=696%2C52Sawirka mid ka mida masaajidada uu ka qaaday jiingada/xuquuqda sawirka warbaahinta magaalada Badhan FB_IMG_1589653205148.jpg?resize=696%2C55

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this