Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomihiyii gobolka Mudug Puntland oo qarax lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii gobolka Mudug Puntland, Axmed Muuse Nuur ayaa lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa lala eegtay isagoo ka soo baxaya xarunta gobolka Mudug, sidoo kale waxaa ku dhintay askar ka tirsan ilaaladiisa.

Faahfaahfin dib kala soco

The post Guddoomihiyii gobolka Mudug Puntland oo qarax lagu dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this