Deeq A. Posted May 17, 2020 Guddoomiyihii gobolka Mudug Puntland, Axmed Muuse Nuur ayaa lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa lala eegtay isagoo ka soo baxaya xarunta gobolka Mudug, sidoo kale waxaa ku dhintay askar ka tirsan ilaaladiisa. Faahfaahfin dib kala soco The post Guddoomihiyii gobolka Mudug Puntland oo qarax lagu dilay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites