Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii hore ee Beledweyne oo eedeeyey ganacsatada Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore ee maamulka degmada Beledweyne, Maxamed Cabdi Qalaafow oo u warramay Shabelle ayaa sheegay in gargaarka loogu talagalay fatahaada webiga Shabelle ay gacanta ugu jirto shaqsiyaad gaar ah oo ganacsato ah, sida uu hadalka u dhigay.

Qalaafow ayaa sheegay in $400 oo kun oo horay Somaliland ay ugu deeqday reer Beledweyne ay gacanta ugu jirta mid ka mid ah ganacsatada, welina aan la bixin.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in laga gaabiyey ka hortagga fataahadda markale uu webiga Shabelle ka sameeyey dhinaca magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-1-sakariye-.mp3

w

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this