Sign in to follow this  
Deeq A.

QEYBT 1AAD:ISBADALKII KU YIMID HABKA GO’AAN QAADASHADA MADAXWEYNE KENNEDY

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraalkaan waxaan ku eegeynaa habka go’aan qaadashada marka ay jiraan marxalado adag , waxaana tusaale u soo qaadaneynyaa labo dhacdo ama go’aano uu madaxweyne John F. kennedy qaatay, go’aanada uu qaatay ayaa midna uu ku fashilmay midna uu ku guuleystay, labadaan dhacdo ama xaladood ayaa kala ah:

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this