Deeq A. Posted May 16, 2020 Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, ehelkii, MW, MUJ SNM, asxaabtii iyo Shacabka reer SL geerida ku timid AHU Marxuum Muj Xasan Guure Jaamac oo xalay xaqii ugu yimid HRG, AHU waxa uu ahaa shakhsi halgan weyn u soo galay sidii umaddan SL u heli laheyd caddaalad iyo dawladnimo… pic.twitter.com/C0QtTiWez4 — Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) May 16, 2020 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites