Sign in to follow this  
Deeq A.

BF oo Xaliimo Yarey ka dalbaday inay cadeyso nooca doorashada 2020/2021

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee BF ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka 2020/2021-ka.

Dalxa oo u warramay Shabele ayaa sheegay in ka golahaan ay ka dalbanayaan guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa banaan, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Yarey) inay cadeyso nooca doorashada, si loogu diyaar garoobo waqtiga yar ee haray.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in baarlamaanka ay la wadaagto warbixinteeda, si loola socda diyaar garowga doorashada 2020/21 oo weli uu muran ka jiro.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/dalxa.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this