Suldaanka Posted May 16, 2020 Italy, UAE and Egypt all rejected his request for asylum. You can actually feel the desperation, going through the phone books... This is gold. So Idaajaa has confirmed what was open secret that the original looters were Afwayne's clan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 16, 2020 Siyaad barre allaha u naxariisto waa madaxweynaha kaliya oo soomaali ka samri wayday. Sinaan, cadaalad, horumar, sharaf iyo magac, intaba ayagoon jeebkiisa kala bixin bay aaseen. Shimbiraha tukaha ugu aqli badan asaguna maalinkii uu dhintay buu codkiisii badelay. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2020 Afweyne dadka somalida intu silciyey jaahilnimadisi ayuu cidla nijeeria ku haligmay Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 16, 2020 Xaaji Jaahil ma'ahayn, ninkii ilaa lowyo cado, cirifka bari ugu dambeeya, ilaa raas-kanboni, in sharciga iyo dalku mid ahaado, dadka maamulayana kala beel ahaadaan 21 sano nagusoo maamulayay. CV'ga ugu fiican oo aan cid kastaa heli karin waa lasoo shaqayntii kacaankii barakaysnaa. Ka bilaw adeero biixi iyo xusbiyada gooni-goosadkaa. Aaway intii ka dambaysay dadkii wax bartay?, afar digaaga laguma halayn karo. Waan soo halganay qof aan wax barnay oo magac dal la yaqaano leh gacantiisa kor uma taagi karno 30 sano weeyaan jaahilnimada dhabtaa. Ilaa iyo iminka siyaad barre sadaqo jaariya, baa meel kasta uga socota xataa snm'ta caqliga leh way u duceeyaan anaa la kulma maalin kasta. Waxaa la waydiiyay siyaad barre, beri hore quruxda dhismaha nairobi iyo muqdisho farqiga u dhaxeeya iyo sababta Wuxuu ku jawaabay muqdisho anagaa iska leh, jawaab kale ma bixin. Macnaha ku jira waa guri nin kale dhistay ha isku hor sawirin isku tasho. Opo Morgan haduu siyaad barre godkii kasoo saaray kubeertadiisa sharafta badan hadii wax kasoo hareen la huwo, intaas naf ka dhigo mar hadii la waayay wax cabdille xasan ka dambeeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites