Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Qoorqoor oo xubno cusub oo wasiiro ah magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiiro ku xigeeno cusub oo kamid noqonaya golihiisa wasiiradda.

Wareegto caawa ka soo baxday Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu magacaabay 11 wasiiru dowle iyo 25 wasiir ku xigeen.

Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir ku xigeennada uu magacaabay Madaxweyne Qoorqoor oo dhan 36 xubnood, waxaa haween ah 3 xubnood.

Hoos ka akhriso magacyada Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada Galmudug.

FB_IMG_15895668823620390.jpg?w=1000&ssl= FB_IMG_15895669042132786.jpg?w=1000&ssl=

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Qoorqoor oo xubno cusub oo wasiiro ah magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this