Sign in to follow this  
Deeq A.

Barakacayaasha ku dhaqan duleedka Muqdisho oo nolol xumo ka cabanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah qoysaska barakacayaasha ee ku dhaqan duleedka Muqdisho ayaa haatan ka cabanaya nolol xumo, kadib markii ay saameeyeen roobabkii ka da’ay caasimadda.

Qoysaskaan oo badi ka soo hayaamay deegaanka Janaale, kuna sugan Garasbeeley ayaa baaq u diray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxay ka dalbadeen hay’adaha samafalka iyo maamulka gobolka Banaadir inay la soo gaaraan gurmad deg-deg ah.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-barakac-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this