Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Gacan-saydhay Kana Hor-yimid Xilka Qaadis Uu Sameeyey Madaxweyne Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa qaadacay isla markaasna ka hor-yimid xilka qaadis uu madaxweyne Deni maanta ku sameeyey Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Axmed Karaash ayaa sheegey in aan lagala tashan xilka qaadista Taliye Ku-xigeenka Madaxtooyada.

FB_IMG_1589536606454.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this