Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 15, 2020 Waa wax aad loogu farxo. I hope inay kaxeeyaan duuliyaal Soomaali ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 15, 2020 Difeeto wayn oo xagga maskaxdaa yaa haysata xag-jirka snm. FAO maxay diyaaradda si gaara ugu gayn wayday? Aragtidayda FAO wayba u gayn lahayd haday dadaalkeeda leeyihiin, balse waxoodu waa ayaxu ha i cuno intaan marqaan jabayo. Dawladnimo wahmi laguma dhisi karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 15, 2020 Lacagtii Worldbank, cuntadii WFP iyo UNCHR.. hadana ma diyaaraha/helicopterkiia FAO (Food and Argriculatural Organisation) ayaa la sheegtay? kkkkk Hadii maalmo loogu yaboohay maha macnaheedu in lagu siiyay. Inta Ayax la dagaalamaayo, waxa haboonaan lahayd in Wabiga Juba tuulooyinka uu qaatay dadka ku taablaysan in lagu soo badbaadiyo. Mise contract FAO kuma jiro badbaado dadka shacabka ah? Caku!! At least, helicopter USAID u soo dirtay Somaliland, ciidamo Ethiopian ah looga baqi maayo. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites