Deeq A. Posted May 14, 2020 Wadayaasha gaadiidka Muqdisho ayaa ka cabanaya isbaarooyin hor leh oo la soo dhigay wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee gobolka Sh/ Hoose. Qaar ka mid ah darwallada gaadiidka, gaar ahaan kuwa Bajaajleyda ayaa Shabelle u sheegay in lacago joogta looga qaado dhowr goobood oo ku yaalla wadadaasi. Sidoo kale waxa ay tilmameen in mararka qaar loo geystay jir-dil xoogan, waxaana ay baaq u direen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/isbaar.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites