Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaadiidleyda Muqdisho oo baaq u diray DF Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadayaasha gaadiidka Muqdisho ayaa ka cabanaya isbaarooyin hor leh oo la soo dhigay wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee gobolka Sh/ Hoose.

Qaar ka mid ah darwallada gaadiidka, gaar ahaan kuwa Bajaajleyda ayaa Shabelle u sheegay in lacago joogta looga qaado dhowr goobood oo ku yaalla wadadaasi.

Sidoo kale waxa ay tilmameen in mararka qaar loo geystay jir-dil xoogan, waxaana ay baaq u direen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/isbaar.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this