Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamuka Kaxda oo qeylo dhaan ka muujiyey cudurka Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu fara ba’an ku hayo bulshada ku dhaqan gudaha degmadaasi.

Sidoo kale maamulka ayaa tilmaamay in 50% dadka ku dhaqan Kaxda uu hayo xanuunka, kadib baaritaan socday labo todobaad oo laga sameeyey gudaha degmadaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-safa-cismaan-dagmada-kaxda-.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this