Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqeyn khasaare geysatay oo ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay gobolkaasi ay ka dhaceen duqeymo dhanka cirka oo ay fuliyeen diyaarado aan la ogeyn halka laga leeyahay, kuwaasi oo duqeeyey gaadiid ay saarnaayeen dad shacab ah.

Dhowr gantaal ayaa la sheegay in ay ku dheceen deegaano hoostaga gobolka Jubbada Dhexe, kuwaas oo la sheegay inay khasaare ka dhasheen.

Mid ka mid ah darawallada gaadiidka la duqeeyey oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay jiraan khasaare soo gaaray qaar ka mid ah dadkii saarnaa baabuurtaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/cada.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this