Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Dalxa oo soo dhoweeyey iibgeynta shidaalka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka wasaaradda batroolka iyo macanta Soomaaliya ay ku iibineyso todobo xirmo oo ah shidaalka laga helay dalka.

Dalxa ayaa xusay in kol-hore ay soo ansixiyeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya sharciga batroolka taasina ay ka dhigan-tahay in sifo sharci ah loo maray.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/qq-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this