Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo go’aan rasmi ah ka gaareyso qodista shidaalka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta XF, Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka hadlay qorshaha ay dowladda federaalka ka damacsan-tahay shidaalka dalka.

Cabdirashiid ayaa sheegay inay soo bandhigeen 7 xirmo oo shidaal ah, kuwaas oo ay u tartamayaan shirkado caalami ah oo ka shaqeeya qodista shidaalka iyo iibintiisa.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in tartankaasi uu bilaaban doono 4-ta bisha August ee sanadkaan 2020-ka, islamarkaana la joojin doono bisha March ee sanadka 2021-ka.

Ugu dambeyn wasiirka ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay heshiis la-gali doono shirkaddii ku guuleysata tartankaasi oo ah mid furan.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/bb.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this