Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Dr. Gaboobe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland ayaa ruqsadda dhakhtarnimo kala noqotay Dr Cabdirisaaq Cismaan Gaboobe sida uu sheegay agaasimaha wasaaradda Maxamed Cabdi Xergeeye.

Dr Cabdirisaaq Gaboobe ayaa shalay saxaafadda la wadaagay falanqayn ku saabsan in la hubiyo shaybaadhka Somaliland ku baadho caabuqa COVID 19 oo uu sheegay in aan la isku halayn karin ilaa la fatasho oo la xaqiijiyo in uu natiijo saxa soo saarayo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this