Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo guddoomiyay shir la xiriiray saameynta Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19.

Shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen xubnaha guddiga ayaa waxaa looga hadlay saameynta karoona fayris uu ku yeeshay waxbarashada dalka.

Cudurka karoona fayris ayaa saameyn xooggan ku yeeshay waxbarashada dalka,iyadoo la xiray dhammaan goobaha waxbarashada inkastoo Jaamacaduhu ay daruusta ku bixiyaan qaab online ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this