Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade U Dhashay Dalka Jabuuti Oo Lacag Badan Ugu Deeqay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Ganacsade Cabdiraxmaan Boore, oo ah ganacsade ka soo jeeda dalka Jabuuti, ayaa madaxweyne ku xigeenka somaliland ahna gudoomiyha Guddida Covid-19 ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ku wareejiyey $100.000 oo doolar.

Halka uu ku wareejiyey gudoomiyaha hay’adda u diyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka mudane Faysal Cali Sheekh Maxamed qadar lacageed oo dhan $70.000 oo bulshadda jilicdasan  raashin loo siin doono .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this