Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Deni oo ka warbixiyey kulan uu la qaatay Khayre & James Swan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa hab maqal iyo muqaal ah uga qeyb galay shir Puntland ay ka codsatay beesha caalamka oo uu fududeeyey ergeyga QM ee Soomaaliya James Swan, uuna ka qeyb-galay Ra’iisal wasaaraha XF Xasan Cali Kheyre.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlayey, sidii looga falcelin lahaa fatahaadii dhowaan ka dhacday magaalada Qardho ee maamulkaasi.

Sidoo kale waxaa kulanka  intii uu socday lagu soo qaaday marxaladda cusub ee ah in la gargaaro dadkii dhaawaca weyn uu soo gaaray guryahooda ama ganacsigooda, sidii loo leexin lahaa Biyaha iyo meelaha ay soo maraan iyo in xal waara laga gaaro arrintaan.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada:-

96692771_911316002615254_2539213536165363712_n 95813244_911316009281920_6947420797430398976_n 97766123_911316052615249_726020610290876416_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this