Sign in to follow this  
Deeq A.

Daahir Xaaji Cali: Xusuustii Xidiggii God Galay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxay tuducdaasi ka mid ahaayeen, gabay uu Alle ha u naxariistee Adeerkay Cumar Xaaji Huruuse ku sagootiyay walaalkii. Saakana waxa la ii soo sheegay oo xaqii oofsaday, Ilaahay hoygiisa jannada Fardowsa ha ka dhigee abtigay, Daahir Xaaaja Cali Maxamed.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this