Deeq A. Posted May 12, 2020 Waxay tuducdaasi ka mid ahaayeen, gabay uu Alle ha u naxariistee Adeerkay Cumar Xaaji Huruuse ku sagootiyay walaalkii. Saakana waxa la ii soo sheegay oo xaqii oofsaday, Ilaahay hoygiisa jannada Fardowsa ha ka dhigee abtigay, Daahir Xaaaja Cali Maxamed. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites