Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Ammaanka oo Boosaaso Ku Qabtay Rag oo Lagu Shakiyay Daacish iyo Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Ammaanka dowlad goboleedka Puntland oo howlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ee  gobolka Bari ayaa sheegtay gacanta ku dhigay illaa saddex nin oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka argagixasada Al-Shabaab iyo Daacish.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa sheegay in raggaasi ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo shakiga laga in ay tursan yihiin dagaalamayaasha Al-shabab iyo Daacish sida ay sheegeen saraakiishu.

Saraakiisha ayaa intaasi ku daray inay sii wadi doonaan howlgalada looga hortagayo falalka amaan dari ee mararka qaar ka dhaca deegaannada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaso oo dhowr jeer falal amniga lid ku ah ka dhaceen

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this