Deeq A. Posted May 11, 2020 Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyeen Garaashyo lagu xareeyo gawaarida oo ku yaalla degmadaasi, kadib markii laga shakiyey. Howlgalladaan ayaa waxaa xooga lagu saarayey sugidda ammaanka xafadaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Kaxda ka dhacayey falal liddi ku ah nabad-gelyada, kuwaas oo uu badan dilal qorsheysan. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-Faadumo-cabduqaadir-howlgal-kaxda-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites