Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo ballaaran oo laga sameeyey degmada Kaxda

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyeen Garaashyo lagu xareeyo gawaarida oo ku yaalla degmadaasi, kadib markii laga shakiyey.

Howlgalladaan ayaa waxaa xooga lagu saarayey sugidda ammaanka xafadaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Kaxda ka dhacayey falal liddi ku ah nabad-gelyada, kuwaas oo uu badan dilal qorsheysan.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-Faadumo-cabduqaadir-howlgal-kaxda-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this