Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya oo kaalinta 13-aad kaga jirta cudurka Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

La-taliyaha sare ee wasaaradda caafimaadka XF, Dr. Maxamed Maxamud Cali (Fuje) ayaa  sheegay in Soomaaliya ay soo gashay kaalinta 13-aad kala sareynta dalalka Afrika uu saameeyey Covid-19, ayna tahay wax laga naxo faafidda uu sameenayo cudurka.

Dr Fuje ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in qof walba uu ku dadaalo qaababka looga hortagi karo caabuqa, iyadoo ay u tahay bad-baado naftaada iyo qoyskaaga.

Sidoo kale wuxuu baaq udiray dhalinyarada, isaga oo ka dalbaday in ay noqdaan badbaadiyaha qaranka iyo bad-qabka bulshada Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/cod-jaamac.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this