Deeq A. Posted May 11, 2020 La-taliyaha sare ee wasaaradda caafimaadka XF, Dr. Maxamed Maxamud Cali (Fuje) ayaa sheegay in Soomaaliya ay soo gashay kaalinta 13-aad kala sareynta dalalka Afrika uu saameeyey Covid-19, ayna tahay wax laga naxo faafidda uu sameenayo cudurka. Dr Fuje ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in qof walba uu ku dadaalo qaababka looga hortagi karo caabuqa, iyadoo ay u tahay bad-baado naftaada iyo qoyskaaga. Sidoo kale wuxuu baaq udiray dhalinyarada, isaga oo ka dalbaday in ay noqdaan badbaadiyaha qaranka iyo bad-qabka bulshada Soomaaliyeed. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/cod-jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites