Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweyne Waare oo gaaray Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Waare ayaa waxaa socdaalkiisa waxaa ku wehlinaya wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulkiisa, waxayna magaalada Beledweyne ay u tageen sidii ay qeyb kaga noqon lahaayeen dadaalada looga hortagayo fatahaadda webiga Shabelle.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka mahadceliyay soo dhoweynta loo sameeyay ayaa xusay in la kordhin doono dadaalada looga hortagayo fatahaada webiga Shabelle.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada:-

WhatsApp-Image-2020-05-10-at-03.07.45-10 WhatsApp-Image-2020-05-10-at-03.07.49-10 WhatsApp-Image-2020-05-10-at-03.07.51-10

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this