Sign in to follow this  
Deeq A.

Fanaan U Dhashay Yemen Oo In Muddo Ah Ku Xidhna Magaalada Hageysa Oo Dib U Helay Xorriyadiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)- Fannaanka Saalax Carab, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Hargeysa oo uu in muddo ku xidhnaa.

Saalax Carab, ayaa sheegay in uu u mahad celinayo shacabka Somaliland balse aanu abaal u hayn Fannaaniinta Somaliland.

Laba fannaan oo kale oo lala xidhay ayaa weli xabsiga ku jira kuwaas oo u dhashay Somaliland balse fannaankan Saalax Carab ayaa u dhashay waddanka Yemen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this