Deeq A. Posted May 10, 2020 Dhamme Burhaan Axmed oo ahaa taliyihii Booliska magaalada Dhuusamareeb ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii uu iska casilay xilkaasi. Burhaan oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa beeniyey in looga yeeray caasimadda, si wax looga weydiiyo eedeymihii uu u jeediyey saraakiisha sar sare ee Galmudug. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu haatan howlo shaqo u joogo magaalada Muqdisho, islamarkaana uu markale bixin doono faah faahin dheeri ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/PP.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites