Deeq A. Posted May 9, 2020 Xildhibaan Caasho Koos Maxamuud Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladaha adag ee haatan ka jira deegaanada HirShabelle. Caasho Koos oo wareysi siisay Shabelle ayaa sheegtay in deegaano ka mid ah Hiiraan iyo Sh/ Dhexe ay saameysay fatahaada webiga Shabelle ee mara gobolladaasi. Sidoo kale waxay ugu baaqday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay deeq gaarsiiso dadkaaasi shacabka ah ee haatan dhibaateysan. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/koo.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites