Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo magacaabis sameeyey + Akhriso

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwaynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee maamulkaasi oo dhowaan ku geeriyooday Hindiya.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

Halkaan hoose ka akhriso:-

FB_IMG_1588932297530

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this