Deeq A. Posted May 8, 2020 Madaxwaynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee maamulkaasi oo dhowaan ku geeriyooday Hindiya. Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka. Halkaan hoose ka akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites