Sign in to follow this  
Deeq A.

Gargaarkii loogu talagay gobolka Gedo oo ‘la siyaasadeeyey’

Recommended Posts

Deeq A.   

Nabadoon Cabdi Cismaan Wehliye oo ka qeyb galayey Barnaamijka Dooda Jimacaha ee Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan fatahaada Webiga Jubba.

Wehliye ayaa sheegay in xaalado adag oo is-biirsaday ay ka jiraan gobolkaasi, isagoona xusay in la siyaasadeeyey gargaarkiii loogu talagalay shacabka ku dhaqan halkaasi.

Nabadoonka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in dowladda federaalka aysan sidii laga filayey ugu gurman gobolka Gedo, islamarkaana ay ka gaabisay doorkeeda.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-Nabadoon.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this