Nephissa Posted February 4, 2008 Ar goobile goobiloow Ar goobile goobiloow Waxaan goobile tumaa Aniga goobile tumaa Kulka uu Layzie guurkeedu yahay Gabdhaha sol-na fadhiyaan Gabaatigii na la bixiya Martida neh aynu soorno Alloow yaa bacwayn xirta Gabsaarta tuurta Bakoorna ku dheela Kulkaas ayaa goobile tumaaa Allow yaa Xamar martaga Afgooye yaa ku daga Ayada oo geeli dhalay Markaas ayaa goobile tuntaa Arr goobile goobile Arrr goobilee goobiloo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 4, 2008 Yaa yidhi caadi baad tahay maanta ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 4, 2008 wadh, wadh, iska ilaali yaan ku jiirine.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 4, 2008 War heedhe haya ma anigaa mise labadaan bari qofbaa Layzie an obsession ku qaba? Layzieyeey bal is ilaali, anigu yaabayee...Si baaba laguu daba socdaayee...Mugoo gadaashaa, geesahaa, iyo hortaa iska ilaali ku dhihilahaa... Nephy, hayeh, goobilaha Layzie malagaa tumaa, waa u jeedaa sixun uukuuhaayaayee...Goobilahaas qofkuu koro baswaaye waa u dhamaatay...Mardhow gaaladaa xataa ka wareysanee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 4, 2008 LOL. KK: Koleey isma qaadi kartid oo ma boodi kartide, timaha iska furo, oo rux. waa hadaad timo qabtid laakin.. . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted February 4, 2008 ^nphty goobile miyaad tumtay? ana go-mobile in aad ku heysid baan umaleeynaye. I love goobile... i recently learnt what they say and me very happy that i can bood and sing along with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 4, 2008 Originally posted by Nephthys: LOL. KK: Koleey isma qaadi kartid oo ma boodi kartide, timaha iska furo, oo rux. waa hadaad timo qabtid laakin.. . Kaaaaaax kaaaaaaaaaax kaxa kaaaaax...Kaalafooto inaa meelaha kusoo galo laguuma sheegin miyaa...Jeestadaaba kaaga daran markii laboodaayo, dhoola caseentana (boqol ilko inaa qabo camal - smile WAC) , adna isqaadoow ka hadlee...Ee ani isqaadisteyda waaluguu dhaamaaye, gabadhaan aad ku waalatay iska daa...Boombalo aa busy kunoqoto inakuuneewaaye, Layzie inaa maanta dhan marna u camireysid, marna u heeseysid mafiicnee...Hana ceebeen yaaqoo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted February 4, 2008 Oo walaaley ciyaar jinnigana maxaa ku barey? If hooyo heard you, dacas baa lugula dhici lahaa baan umalayn The first time I had witnessed this rather strange dance/song was at a cousin's wedding where some women dancing couldn't contain themselves and all of a sudden began acting weird, then literally collapsing on the floor. When I had asked about it, they said the song baa wax ku kicisay, in other words they were being possessed. Wal ciyaadu billah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted February 4, 2008 Originally posted by Haneefah: Oo walaaley ciyaar jinnigana maxaa ku barey? If hooyo heard you, dacas baa lugula dhici lahaa baan umalayn The first time I had witnessed this rather strange dance/song was at a cousin's wedding where some women dancing couldn't contain themselves and all of a sudden began acting weird, then literally collapsing on the floor. When I had asked about it, they said the song baa wax ku kicisay, in other words they were being possessed. Wal ciyaadu billah! L0L,Maxaa kubaray ciyar jinni aa? This is not ciyar jinni,this is crazy jinnis ciyar. L0L. I figured,how does a woman,who can barely walk have the ability and agility to move like that in this dance? ar unukaa walax aragnay!! Oh,Btw,How are you? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Nomadique- Posted February 4, 2008 I've seen two women being 'possessed' in one wedding. I thought the first lady was just being melodramtic, but no, I was told it was much much worse. Cajiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted February 4, 2008 Originally posted by -Nomadique-: I've seen two women being 'possessed' in one wedding. I thought the first lady was just being melodramtic, but no, I was told it was much much worse. Cajiib. So,what is the conclusion to this bizzare behavior? Can one of you Gobilistas(No,Gobilists,No,Gobileyaal?),please tell us :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Nomadique- Posted February 4, 2008 ^ Don't worry she was fine. She was back in action pretty quickly. But playing that modern remake of 'Soo dhegee' (sp?) was really asking for it. It was the trigger apparently. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted February 4, 2008 Remix: Ar goobile goobiloow Ar goobile goobiloow J-baro iyo KK, eedaday neph daaya. Ar goobile goobiloow Ar goobile goobiloow tani tuscany to peru, aduunka meesha ayka joogtoo, waa balan inaan eeedadey soo dhoofiyo. Ar goobile goobiloow Ar goobile goobiloow dayuurada mida uga qaalisan, waa balan iney eedo nephy xeerta iga ciyaartaa goobile goobilow geeska to geeska waa iney dharka tuurataa goobidoono waaxid the End: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 4, 2008 ^ LOL. Ahhah! thanks.. Jumping to goobile is the best form of stress relief. Jumping up and down, screaming n shouting always makes me feel better. Haneefah, dacas aa? She's pretty good at this Goobile business. Islaanta dab yar ma shido.. ps. Faarax Coon, men can jump to it too, try it sometimes. Juucaa kaa baxaayo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites