Sign in to follow this  
Deeq A.

Barakac xooggan oo ka socda Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Dadkii ugu badan ee ku nool  Beledweyne ayaa saakay ka barakacaya Magaalada ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada haba ugu badnaato xaafada xaawo taako.

 Dadka ayaa la sheegay inay aadayaan dhinca degaanka Ceeljaalle ee Duleedka Magaalada Beledweyne si la  mid ah ay sanadkii horey ay ku barakaceen waxaan jirto cabdi xooggan ah oo ah in guud ahaan Biyaha ay gaaraan Magaalada .

Maamulka Gobolka Hiiraan kan Degmada Baladweyene iyo Ganactasada oo iskaashanayaa ayaa maalmahaan waday howlo lagu carra-tuurayo goobaha laga cabsi qabo inuu fatahaad ka sameeyo Wabiga waxaana wali socdo dadaalo lagu kameynayo.

PUNTLAND POST

The post Barakac xooggan oo ka socda Beledweyne appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this