Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo ku saaban Waayihii Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Barnaamijka Waayihii Shabelle oo ah barnaamij gaar ah ayaa waxaan ku eegi doonaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Shabelle oo maanta 18-sano jirsatay.

Waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya, Cabdullaahi Cismaan Sheekh Axmed (Cadaani) iyo Safiyo Cismaan Cabdulle.

Hoos riix si aad u dhageysato.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/WAAYIHII-SHABELLE-6-5-220-OKOK-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this