Sign in to follow this  
RedSea

Stimulus package for 900 Burco families.

Recommended Posts

RedSea   

Togdheer: Hawl-gal Deeq Lacageed loogu qaybinayo 900-Qoys

Written by Qarannews

Jun 09, 2008 at 05:53 PM

 

 

Hargeysa (Qarannews)- Hay’ada Samafalka wadaniga ah ee Candelight iyo Xawaalada Lacagta ee Qaran, ayaa iska kaashaday barnaamij Lacag gar-gaar ah loogu qaybinayo 900 oo Qoys, oo loo aqoonsaday inay yihiin kuwa ugu jilicsan ee waxyeeladu ka soo gaadhay abaarihii dhawaan dalka saameeyay.

 

 

Markaa 900 oo cayladood ayaa loogu gargaarayaa mashruuc taakulaynta ah. Taakulayntaasina waa lacag kaash ah, qoys walbana waxa la siinayaa 75 Doollar, muddaananu Hay’ada ka wada-shaqaynaynay, waxaanu bilawnay guda galka qaybintan 5-tii bishan.

 

 

 

Source Ogaal

 

For complete article...go to Qaranews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this