Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo shaacisay kiisas cusub oo Covid-19 ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga wacyi-gelinta iyo xakameynta cudurka Coronavirus ee Puntland ayaa soo saaray warbixinta maalin-laha ah ee Covid-19 ee deegaanada maamulkaasi.

War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in baaritaan lagu sameeyey illaa 22 Ruux, islamarkaana sideed ka mid ah laga helay xanuunka, kuwaas shan ka mid ah ay yihiin rag, halka saddexda kalena ay yihiin dumar.

 Tirada kiisaska ee illaa iyo hadda laga xaqiijiyey Puntland ayaa gaaraya 38 qof, kuwaas oo haatan ku jira xaalad karantiil ah, si loola tacaalo xaaladooda caafimaad.
FB_IMG_1588651754198

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this