Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxo hubeysan oo Macalin ku dilay degmada Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose, Ibraahim Qaasim Carab ayaa faah faahiyey dil xalay degmadaasi loogu geystay Macalin Dugsi Qur’aan.

Ibraahim Carab ayaa tilmaamay in ragga dilka geystay ay Macalinka oo sidoo kale Mu’adin ahaa ku toogteen xaafadda Xaawo-Taako ee degmada Afgooye.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ku raad-joogaan ciidamada ammaanka raggii ka dambeeyey falkaasi dilka ah.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/ww.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this