Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo kormeer sameeyey + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku jooga Qardho ayaa maanta kormeeray xarumaha uu ka socdo gurmadka loo fidinayo dadkii ay fatahaadu saameysay.

Guddoomiyaha guddiga sare gurmadka fatahaadda Qardho wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyeynta, Mudane Maxamed Dhabanacad iyo xubno ka tirsan guddiga ayaa Madaxweynaha halkaasi ku soo dhoweeyey.

Siciid Deni ayaa kormeeray xarumaha lagu kala maareynayo raashinka gurmadka ah, goobaha kale ee shaqadu ka socoto iyo suuqa weyn ee Qardho.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada:-

96067971_905573653189489_6084883101152968704_o 95146001_905573793189475_1949032588144279552_o 95249908_905573949856126_4880983027687096320_o 95884925_905573996522788_3846309025075429376_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this